26th July 2024  admin  Category :

Daawo Ra’isawasaaraha Soomaaliya  Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku  tegay Degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, oo ay degto beesha uu ka soo jeedo Kheyre. Sida la sheegay maalmaha soo socdana waxa degmadaa ku sii jeeda Madaxweynaha Soomaaliya Mxamed Cabdulaahi Farmaajo

Is badalkii ku yimid Hogaanka Dalka iyo Doorashadii dalka ka dhacday ka dib degmada Dayniile oo ka mid ah degmooyinka gobalka Banaadir ” waxaa “aay noqotay goobaha ugu hadal heynta badan Baraha bulshadda ‘ ayado loo sameeyay hal ku dhiga’ ah Danta Dalka iyo Dayniile maadama madaxdii la soo doortay mashquul ku yahiin booqashada degmadaasi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*