8th December 2021  admin  Category :

Danjirayaasha Soomaaliya u fadhiyi doona  Dalalaka Turkiga, Kenya iyo Qaramada midoobey ayaa dhowaan la magcaabayaa . Sida la sheegay Safiiradan ayaa loo magcaabayaa siyaasiyiin horay ugu hor fashilmay umadda Soomaaliyeed

1- Cabdiraxman Yuusuf Ceynte

2- C/kariin Xuseen Guuleed

3- Maxamed Xaaji Madeer

4- Xuseen Maxamuud Sheekh Xusen

5- Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*