https://www.instagram.com/p/BTE9e_zDzyp/
Roman, gabadhii guriga lahayd oo ay martida aan ka amar qaadan la soo degtay, waxay u bixisay Adelaide, waxayna sheegtay in Qoolaydu guriga sii degnaanayso iyada oo kiro la waydiin inta ay Ukuntu u dilaacayso

Qooleey Guri laga maqan yahay ee ku yaaal Newyork ku dhashay Ukun
Qooleey ayaa u soo guurtay Guriga Genevieve Roman oo ku yaala Brooklyn iyada oo ka soo gashay daaqad furnayd markii ay fasaxa u baxday
Markii ay Roman soo laabatay maalinti Talaadada ka dib dhowr bilood oo ay fasax maqnayd, Qooleeydii waxay gurigii ka dhigatay mid ay iyadu degan tahay. Waxay ka dul samaysaty Baasto miir Buul ay dhigato Ukunteeda si ay u dilaacaan. Mararka qaarkood waa duushaa laakiin waa soo laabataa oo ku dul farisataa Ukunteeda