28th March 2024  admin  Category :

Madaxda Soomaaliyeed, Gawaarida ayna xabaddu karin ayeey Muqdisho ku wada  dhex wataan , Wariye Soomaaliyeed oo  miskiin ah oo u shaqeeyaa BBCda,   oo jaakaddda xabadda celisa soo xirtayna, si uu naftiisa u badbaadiyo  sidan ayaa loogu cagajuglaynayaa  oo  loogu dhaaranayaa. Gudoomiyaha gobolka Banaadir Thaabit Abdi Maxamed  oo shaqada ku helay in Xasan Culusoow  sodogiis ahaa iyo in  nin aan Abgaal ahayn caasimadda Soomaaliya ka talin karin ,  ayaa maanta leh magaalada Muqdisho magacaa ayaa   lagu dilay . Waa magaaladii 100 kun oo Soomaalida ah  loogu dilay beesha ay ka soo jeedaan oo guryahooda ilaa maannta xooga loogu haystaa.

Sawirka Ciise Saalax.

Gudoomiyaha Gobolaka Banaadir aad ayuu ugu faraxsan yahay kuwa si ay naftooda u badbaadiyaan Aljazeera hoosta ka soo xirtay

Sawirka Thabit Abdi Mohamed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*