Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

Dawladda Soomaaliya oo kala hadashay beesha caalamka, inay taageerto go’aanadii Madasha Wadatashiga Qaran Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay wakiillada beesha caalamka u jooga Soomaaliya, isaga oo kala hadlay, sidii ay uga taageeri lahayeen Soomaaliya, xaqiijinta go’aamadii …

30th September 2024  admin  

Maxay tahay sababta aabbahan Soomaaliyeed ee 10-ka sano ku noolaa Canada loo soo tarxiilayo? Dowladda Canada ayaa shaacisay inay dalkeeda ka musaafurineyso Yussuf Madey Maxamed oo dalkaas ku noolaa muddo ka badan 10 sano, kaddib markii waaxda qaabilsan arrimaha xuduudaha …

30th September 2024  admin  

Erdogan oo shuruud cusub ku xiray codsiga Sweden ee xubinnimada NATO. Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan ayaa u sheegay Sweden inaysan ka sugin rajo ku saabsan dalabkooda xubinnimada NATO ee shirwaynaha isbahaysiga reer galbeedka ee bisha soo socota, ilaa ay ka …

30th September 2024  admin  

“Labada Qole ee ku dagalamaya Baraawe ma lahan,qoladii lahayd waa ay ka qaxday,” Xildhibaan Cumar Shariif Jeeg. …