Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Shirkadda dayaaradaha ee Turkish Airlines ayaa hakisay duullimaadyadeeedi caalamiga ee ay ku imaanaysay muqdisho muddo maalmo ah. Ma cadda sababta ay shirkaddu u joojisay duullimaadyadeeda, hase yeeshee wararku waxay sheegayaan in duullimaadyadaas la joojiyey laga billaabo 6da Maarso ilaa 12 …

27th November 2026 admin
Haddii inaba uu shaki kaaga jiray dhibka iyo qaxarka ay ciidanka Puntland maraan. Muuqaalkan ayaa kuu fasiraya …

27th November 2026 admin
Jaamacadda Carabta oo taageertay qorshaha Masar ee dib u dhiska Gaza Qaahira — Hoggaamiyayaasha waddamada Jaamacadda Carabta ayaa Talaadadii shalay isla qaatay qorshaha dib u dhiska Gaza ee ay Masar soo jeedisay kaas oo ay ku kacayso qarash gaaraya 53 …

27th November 2026 admin
Horay ma u maqashay Dekkedda Ilaahay ee Dakatu Raxmaan?! …







