Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Taliyaashan ka soo jeeda gobolka Sanaag ayaa horay walaalhood waxay argagixisadu ugu dileen Galgala, Ceelaayo iyo buuraha Cal miskaad https://allsanaag.com/qarax-ka-dhacay-ceelaayo https://allsanaag.com/tacsi-taliye-mukhtaar-qoryood …

27th November 2026 admin
Maxay ku samaysay kitaabka quraanka haweeneydan lagu xiray jabuuti Wararka ka imaanaya jamhuuriyadda Jabuuti ayaa sheegaya in dhawaanahan la arkayey Fiidiyow aad loo wadaagay oo muujinaya qof dumar ah oo jeex-jeexaysa kitaabka quraanka. Booliska Jabuuti ayaa sheegay inay gacanta ku …

27th November 2026 admin
Xildhibaanno reer Jubaland ah oo sheegay in socdaalkii laga hor istaagay Wasiirro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa ka jawaabay eed xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ay usoo jeediyeen madaxda ugu sarreysa dawladda oo ku aaddan in safar ay ugu ambabaxayeen …

27th November 2026 admin
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Abdirahman Yusuf Al-Cadaala, oo ah gacanta labaad ee madaxweynaha Soomaaliya ayaa warbaahinta ka hor qirtay in dhul ay dawladdu leedahay kooxdoodu iibsadeen Somalia's Deputy Minister of Information, Culture, and Tourism, Abdirahman Yusuf Al-Cadaala, publicly …







