Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd September 2024  admin  

Madaxweyne Gaas,  dhowrkan arimood ayaan ku taageersanahay maanta. Published on: Mar 8, 2017 Siyaasiga iyo siyaasaddu midna ma laha saaxiib iyo cadow joogto ah, laakiinse had iyo jeer waxay ka war hayaan oo ka ag dhow tihiin  meesha ay dantu …

23rd September 2024  admin  

Aqoonyahan Faysal jaamac loo badinyo inuu noqdo Wasiirka Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga Dawladda soo socota ee Soomaaliya yeelan doonto. Aqoonyahanka  dhalinyarada ah ee ka soo jeeda degaanada Puntland Faysal Jaamac, ayaa loo badinayaa inuu noqdo Wasiirka soo socda ee Qorshaynta …

23rd September 2024  admin  

Garabka hubaysan ee Aaran jaan oo mar kale qabsaday qaybo ka mid ah caasimadda Puntland ee Garowe. Kooxda Aaran jaan oo ka amar qaata qoyska reer Faroole, una badan beesha Ciise maxamuud, Majeerteen,  ayaa iyaga oo reer Puntland marin habaabinaya …

23rd September 2024  admin  

Daawo Dhaxal  sugaha Faysal Cali Waraabe oo sheegay. sababta isaga oo aan caadi ahayn u soo hor fariisto  Warbaahinta https://youtu.be/v9pv9UTXfQ8 https://youtu.be/_9gowOPFqB4 …