Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

Gabadhii ugu horaysay ee Muslin ah oo loo magcaabay garsoore heer Federaal ah oo Maraykan ah Golaha Senateka ee Maraykanka ayaa cod aad u yar ku ansixiyey garsoorihii ugu horreeyey ee Muslin ah ee xubin ka noqda maxkamadaha heer federaal …

30th September 2024  admin  

Siyaasiyiinta Ciise Maxamuud oo magacii Hagbadda ula baxay magac kale oo reer ahaan u gaar ah , sheegayna in lagu khasban yahay inay qabtaan xilka madaxweynah Puntland a loona baahnayn Doorasho. Reer Puntland intooda badan waxay u yaqaaniin ” HAGBAD” …

30th September 2024  admin  

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Isimada iyo Siyaasiyiinta beesha Dhulbahante Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa kulan Casho sharaf ah oo isugu jira isxogwareysi iyo soo dhoweyn …

30th September 2024  admin  

Gobolka Hayland ayaa gebi ahaanba laga joojiyey imtixaankii Isaaqland waxaa gebi ahaan laga joojiyey Gobolka Haylaan imtaxaanka Shahaadiga ah ee maanulka Isaaqland oo hore si dhuumasho ah loogu keeni jirey qaybo kamid ah gobolka. Bulshada gobolka Haylaan ayaa is hortaagey …