Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
19th January 2025 admin
Todoba sano Daraawiishta Puntland waxay ku daba joogaan Alshabaab, welina Af urur ayaa la soo weerayaa . Haddii uu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu taageeray fashilkii iyo mashruucii ahaa Draawiishta Puntland ayaa ku daba joogta Alshabab weli dilka waa …
19th January 2025 admin
Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya , waxa caawa ku sugan wariyaal Caalamii ah oo ka shaqeeya wakaaladaha aduunka wararkooda tebisa kuwooda loogu akhriska iyo daawashada badan yahay oo halkaa u jooga inay wax ka ogaadaan dawladda Cusub ee Soomaaliya. Saaka …
19th January 2025 admin
Gaashaanle dhexe Sagal, Gashaanle dhexe Tusbaxle, Gashaanle dhexe Warsame Muuse Axmed , Gaashaanle Cabdi Biriq, Gaashaanle Saxane , Gaashanle Shire, Dhamme Ina Awsiciid iyo 67 Askari ayaa maanta si gaadmo loogu dilay buurta Calmadow. 42 waa Dhaawac. Dumar sooman oo …
19th January 2025 admin
Daanyeer lagu magcaabo Kira, oo 17 jir ah , ayaa beerta Xayawaanada lagu hayo ee Philadelphia Zoo ku dhalay ilmihiisii ugu horeeyey. Ka dib markii uu helay daryeel caafimaad oo dhamaystiran …