Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

Fursad kasta oo USC iyo SNM ay  helaan waa lugooyda  qaranka Soomaaliyeed iyo inay wax ka bedelaan wixii Soomaali ku heshiisay Soomaali waxay ku heshiisay inay federaal yihiin oo federaal wax ku qaybsadaan. Laakiinse markII  jabhadkii hore ee SNM Ibraahim …

24th September 2024  admin  

Gobolka Sanaag oo lacagtii abaaraha laga qadiyey. Lacagtii  Guddiga heer Qaran ee abaarhu ugu deeqeen Somaliland ee ahayd   250 kun oo doolar. Beesha Isaaq ayaa gaar u qaatay oo yiri Somaliland waa Anaga. Lacagtii 100 doolar ee Guddiga heer Qaran …

24th September 2024  admin  

Siyaasiyaasiyiinta Beesha Majeerteen ma waxay noqdeen Hasha Cunta oo cabaada Mashaariicda ugu badan ee bulshadu caalamku maanata ka wadaan ama ka hirgeliyeen degaanada Puntland, waxaa si qabyaaladaysan oo musuqmaasaq ah looga  wadaa oo loogu  weeciyey,   loogana hirgelinayaa  waa  gobolada Nugaal …

24th September 2024  admin  

Musharax Prof. Shirwac oo si weyn Gaalkacyo Loogu Soo Dhaweyay Macalin Mohamed. Abdulkader Shirwac,  oo ah Musharax u taagan qabashada Xilka Madaxtinimada Galmudugee La Filaayo in ay 10 April ka Qabsoonto Magaalada Cadaado ee Xarunta KG ee Galmudug ayaan Maanta …