26th April 2024  admin  Category :

Magaalada Muqdisho ayaa laga dareemayaa isbedal dhinac amniga ah. Arrintan ayaa sabab u ah hub ka ururinta dhawaan laga billaabay magaalada iyo ka saaritaankii ciidanka militariga. Hase ahaatee, waxaa arrinta suggidda amniga ka soo hor jeeda dadka iyagu ku  shaqeesan jiray mooryaanimada iyo isbaarooyinka oo u arka in bariiskoodii laga ciideeyay, balse shacabka  badankooda ayaa aad u soo dhaweeyay isbedalka dhacay. Waxaana dhab ah haddii hawsha la sii wado in la gaari doono heerka maanta la joogo mid ka sii fiican.

Allsanaag.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*