26th April 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas, oo maalmahan  siyaasi kasta oo ka soo jeeda Maakhir  oo kala hadla xasuuqii ka dhacay Buuraha Calmadow ugu jawaabayey ” wax badan ma jiraane yaan arinta loo buun buunin. Taasina ay abuurtay shaki weyn, ayaa hadda Guddi soo qiimeeya wixii ka dhacay buuraha Calmadow magcaabay.

Guddigan ayaa ka kooban shan wasiir o ka soo jeeda beesha Majeerteen, oo mid ka mid ah ay heshiin waayeen wasiir ku xigeenkiisii oo gabar ahayd oo ka soo jeeday Gobolka Sanaag. Markii danbena gabadhii laga bedelay wasaaradaas

Wasiirka hogaaminaya, guddigan soo qiimaynaysa wixii ka dhacay Buuraha Calmadow, waa wasiirkii warbaahinta ka sheegay ” in ayna  wax badan buuraha Calmadow ka dhicin ee halkaa lagu dilay  Caruur iyo Dumar oo qura

ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*