Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

13th May 2025 admin
Ra’isul wasaare Xamze soo kii shalay maaha lahaa joojiya Tola’yeey Hoos ka daawo faraqa u dhaxeeya labada siyaasi ee ka soo kala jeeda beesha Daarood halka ay ka kala taagnaayeen Xorayntii Laascaanood. …

13th May 2025 admin
Maxay tahay fadeexadda “Qatargate” ee loo xirxiray raggii la shaqaynayey Netanyahu Garsoorka Maxkamad ku taala Israa’iil ayaa saddex maalmood ku kordhisay sii xirnaanshaha labo ka mid ah la taliyayaasha ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Natenyahu, kuwaasi oo sugaya baaritaano dheeri ah …

13th May 2025 admin
Booliska Soomaaliya oo xiray qaar kamid ah wariyayaasha Five Somali TV Ciidanka booliska Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay Afar kamid ah shaqaalaha TV-ga madaxa banaan ee 5 Somali TV, iyagoo laga kaxeystay xaruntooda oo ku taala degmada Hodan. Sida wararku tilmaamayaab, …

13th May 2025 admin
Madaxweyne kuxigeenka DPL Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa shacabka Garoowe kala qaybgalay isusoo bax lagu taageerayo ciidanka geesiyaasha ah ee Puntland oo lagu qabtay Garoonka Mire Awaare. …