6th March 2026 admin Category :
Madaxweyne kuxigeenka DPL Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa shacabka Garoowe kala qaybgalay isusoo bax lagu taageerayo ciidanka geesiyaasha ah ee Puntland oo lagu qabtay Garoonka Mire Awaare.