Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

Madaxweynaha Puntland oo Dalka Bib Ugu Soo Laabtay, Baaqna U Diray Shacabka Magaalada Gaalkacayo Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan uu hogaaminayo ayaa maanta 12 April 2017 Dalka dib ugu soo laabtay kana soo degey …

24th September 2024  admin  

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Hormarinta Dhaqaalaha Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xafiiskiisa waxa uu ku qaabilay xubno ka socday Qaramada Midoobay iyo Safiirka Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya. Kulanka oo socday mudo kooban ayaa waxaa looga hadlay Hormarinta …

24th September 2024  admin  

Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi “Farmaajo” ayaa dalka dib ugu soo laabtay keddib markii uu soo dhameystay safar shaqo oo uu ugu maqnaa dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta. Madaxweyne Farmaajo ayaa …

24th September 2024  admin  

Qaar ka mid ah Xildhibaanada beelaha Hawiye iyo Alshabaab oo dagaalkii uu iclaamiyey madaxweyne Farmaajo  u arkay  Fudayd iyo arin lagu deg degay. Daahir Amiin Jeesoow,  oo had iyo jeer qaata ama aaminsan   fIKIirka ay aaminsan yihiin  argagixsada Alshabaab  ayaa …