Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

Sayidka oo la kulmay  Danjiraha Dowlada ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Muqdisho, Somalia (13 April, 2017)- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed islaam oo maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowlada ingiriiska u fadhiya …

24th September 2024  admin  

Wiil uu Sodog u yahay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Culusoow , oo dhowaan loo magcaabay Xilka gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo dhowayntiisii waxa soo buux dhaafiyey taageerayaashii xasan Culusoow oo qaarkood doonayaan inay ka ducaystaan inta kale ay ku …

24th September 2024  admin  

WAFTI UU HOGAAMINAYO WASIIRKA CAAFIMAADKA PUNTLAND OO TAGEY DEGMADA DHAHAR Wasiirka Caafimaadka Dowlada Puntland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gaarey degmada Dhahar oo xarun u ah Gobolka Haylaan, ka dib socdaal ay subaxnimadii hore ee maanta uga amba baxeen …

24th September 2024  admin  

AMISOM oo sixun ula dhaqantay wasiirad Maryan Qaasin Ciidamada AMISOM ayaa Wasiirada gargaarka iyo maareynta masiibooyinka Maryan Qaasim udiiday gasho garoonka diyaaradaha ee Muqdisho oo shir ka socday.Wasiiradu waxay barteeda twitterka ku sheegtay in AMISOM si xun ula dhaqmeen iyada …