Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th November 2024  admin  

Beesha Habar yoonis iyo sida ay u doonayso inay Ceerigaabo u qaadato, Iyada oo adeegsanaysa Maamulka ay ku midaysan yihiin beelaha Isaaq  ee SNM iyo Telafishanada afkooda ku hadla Magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag, waxa ku sugan oo ka …

15th November 2024  admin  

Biyihii u horeeyey ee Gobolka Sanaag ka tagay oo gaaray Badweynta Hindiya . Sawirka sare waa Biyihii ka tegay Gobolka Sanaag oo hadda maraya Ceel Daahir una  sii socda Badweynta Handiya  Inta badan degaanda Soomaalidu degto waxa ka da’ay roobkii …

15th November 2024  admin  

Daawo  Xildhibaakani ma ka mid noqon karaa Guddiga anshaxa Baarlamaanka Aqalka sare ee Soomaaliya. Muusi Suudi Yalaxoow, oo ka soo jeeda Beesha Abgaal, Hawiye,  oo horay u  lahaan jiray Isbaaraddii ugu dakhliga badnayd magaalada Muqdisho, dhowaana beeshiisu u soo  …

15th November 2024  admin  

Madaxweynaha Puntland Mashaariic ayuu wadaa,  Muqdishana Mooshina ayaa laga wadaa. Waa Siyasiyiin  laysku khasbayo oo aan isla jaan qaadi karin. Madaxweynaha Dawladda Puntland Cabdiweli Gaas, ayaa labo arimood kaga  duwan madaxda Soomaaliyeed, gar ahaan siyaasiyiinta ka soo jeeda  Koonfurta Soomaaliya.…