27th July 2024  admin  Category :

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku dhowaaqday inay berri ay tahay maalin ciid ah,  kadib markii laga arkay bisha  Shawaal boqortoyada Sacudi Carabiya iyo wadamo kale oo khaliijka ka tirsan.

Maxkamada sare ee boqortoyada Sacudi Carabiya ayaa hore uga codsatay shacabka sacudi carabiya in fiiriyaan bilashada bisha Shawaal.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*