28th March 2024  admin  Category :

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Fadaraalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid (Juxaa) oo maanta gaaray Caasimadda Puntland ee Garowe ayaa waxa uu Guryahooda ku booqday Isimada kala ah:

  1. Islaan ciise Islaan Maxamed
  2. Suldaan Siciid Maxamed Garaase
  3.  Garaad Saleebaan Garaad Maxamed

1212a

12b

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*