Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

Madaxweynaha Puntland oo Si Rasmi Ah Uga Qayb Galay Shirka Madaxdda Africa Ee Tana High Level Forum. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ayaa maanta 22 April 2017 magaalada Bahar Daar ee dalka Itoobiya …

24th September 2024  admin  

Qooleey Guri laga maqan yahay ee ku yaaal Newyork  ku dhashay Ukun Qooleey ayaa u soo guurtay Guriga Genevieve Roman oo ku yaala Brooklyn iyada oo ka soo gashay daaqad furnayd markii ay fasaxa u baxday Markii ay Roman  soo …

24th September 2024  admin  

Madaxda Soomaaliyeed, Gawaarida ayna xabaddu karin ayeey Muqdisho ku wada  dhex wataan , Wariye Soomaaliyeed oo  miskiin ah oo u shaqeeyaa BBCda,   oo jaakaddda xabadda celisa soo xirtayna, si uu naftiisa u badbaadiyo  sidan ayaa loogu cagajuglaynayaa  oo  loogu dhaaranayaa. …

24th September 2024  admin  

Ma akhriday maqaalka uu soo  qoray Mooryaanka Damuljadiid? Mahdi Salaad waa Xildhibaan laga soo doorto Galmudug. Wuxuu ka mid ahaa ninmankii dastuurka Galmudug ku goray  Xuduudada Galmudug ee Waqooyigu waa Burtinle Shirka London ee loo balansanyahay horaanta bisha May waxaa …