Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th September 2024  admin  

Madaxweynaha Puntland Mashaariic ayuu wadaa,  Muqdishana Mooshina ayaa laga wadaa. Waa Siyasiyiin  laysku khasbayo oo aan isla jaan qaadi karin. Madaxweynaha Dawladda Puntland Cabdiweli Gaas, ayaa labo arimood kaga  duwan madaxda Soomaaliyeed, gar ahaan siyaasiyiinta ka soo jeeda  Koonfurta Soomaaliya.…

25th September 2024  admin  

Madaxweynha Puntland oo Dalka Dib Ugu Soolaabtay, Kadibna Daahfuray Mashruuca Dhismaha Wadada Garoowe Iyo Eyl. Madxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta 29  April 2017 dalka dib ugu soo laabtay kadib shirkii Madaxdda …

25th September 2024  admin  

Xagee ayeey marayaan mashaariicdii Siilaanyo dhagax dhigay Laasoqray. Afar Sano ka hor Bishii March, 2014, waxa  si tuugnimo ah magaalada Laasqoray ee gobolka Sanaag ku soo galay   isaga oo Huuriyo wata, oo badda soo maray   Horjoogaha beelaha Isaaq danbiile dagaal …

25th September 2024  admin  

Muuse Yalaxoow oo lagu daray Guddiga Anshaxa iyo daryeelka, halka Cabdiqaybdiid isagana lagu daro Guddiga  Dastuurka iyo federaalka. Waa ninkii hal maalin qabyaalad ku dilay 500 0 qof oo aan hubaysnayn oo isugu jiray Dumar, Caruur iyo Curyaano Aqalka sare …