Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th September 2024  admin  

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya , waxa caawa ku sugan wariyaal Caalamii ah oo ka shaqeeya wakaaladaha  aduunka wararkooda tebisa  kuwooda loogu akhriska iyo daawashada badan yahay oo halkaa u jooga inay wax ka ogaadaan dawladda Cusub ee Soomaaliya. Saaka …

25th September 2024  admin  

Gaashaanle dhexe  Sagal,  Gashaanle dhexe  Tusbaxle, Gashaanle dhexe Warsame Muuse Axmed ,  Gaashaanle Cabdi Biriq, Gaashaanle  Saxane , Gaashanle Shire,  Dhamme Ina Awsiciid iyo 67 Askari ayaa maanta si  gaadmo loogu dilay buurta Calmadow. 42 waa Dhaawac.  Dumar sooman oo …

25th September 2024  admin  

Daanyeer lagu magcaabo Kira, oo 17 jir ah , ayaa  beerta Xayawaanada  lagu hayo ee Philadelphia Zoo ku dhalay  ilmihiisii ugu horeeyey. Ka dib markii uu helay daryeel caafimaad oo dhamaystiran …

25th September 2024  admin  

Wakaaladihii wararka Qaranka Soomaaliyeed sida  SONA , Radiyo Muqdisho iyo SNTV, waxa laga dhigay warbaahin  magac beeleed ku waranta. Maanta oo ahayd in wasiirka warfaafinta  Soomaaliya Yariisoow  in uu  arintan wax ka qabto oo  sameeyo warbaahin umadda Soomaaliyeed oo dhan  …