25th October 2024  admin  Category :

Xildhibaanada Hirshabeele oo ku doodaya in dawladda  Federaalku ay  Puntland siisay Lacag ka badan tan ay Hirshabeele siisay , waa  Xildhibaanadii labo maalmood ka hor Xaafadaha Kulmis iyo Horseed ee degmada Jowhar ka kireeyey Ugaandhiis si ay maamulkooda u ilaaliyaan oo awoodi waayey inay maamulkooda Ciidamo amniga ilaaliya u sameeyaan.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*