27th July 2024  admin  Category :

Beesha Dubays ee Warsangeli, waa beesha qura ee ee beelaha Puntland aan marna u soo dooran wasiirkooda Puntland  qurbajoog u  soo shaqo tegay Puntland si uu Lacag uga sameeyo , sidaas awgeed wasiirka soo socda ee Beeshu yeelan doonto  sida hadda lagu amaanay waa in uu noqdaa dal jooga    Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland  Yuusuf Siciid Madaxey, oo wax badan ka bedeli doona nolosha  bulshada reer Puntland

Hoos ka daawo Shir uu gudoominayey Yuusuf Siciid Madaxey doorashadii Puntland ka hor qodobadii ka soo baxay uu akhrinayo

https://youtu.be/x6uiSKigoJg

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*