26th July 2024  admin  Category :

Gobolka Colorado ee dalka  Maraykanka  iyo gobolka  Nugaal ee dalka Soomaaliya,  oo aad Xoolaha looga dhaqdo, gaar ahaan  Riyaha  ayaa waxa ka kala dhacay labo arimood oo ay sameeyeen Orgiyo.

Magaalada Louisville, Colorado,  ee dalka Maraykanka ayaa   maalintii Isniiinta Orgi  Caraysani wuxuu  geeska ku garaacay muraayadihii dhowr Xafiis  oo ganacso  markaas laga maqnaa.

Halka  Magaalada Garowe ee gobolka Nugaal ee dalka Soomaaliya,   uu  Orgi caraysani asbuucan ku dhaawacay dad gaaraya 8 qof oo marayey  jidka Sodonka ee Caasimadda Puntland. Ka dib markii uu soo weeraray dadka jidka marayey

Sawirka Mohamed Said Yusuf.

 

https://youtu.be/mBoQ0sJqnK0

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*