Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

MashruucII  degaan kala sooca ee JPLG, ee  laga dhaariyey inuu ka howl galo degmooyinka  Dhahar, Badhan, Waaciye iyo   Buuhoodle ayaa dawladda dhexe  lacag ku bixisay Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo dhaqaalihii lagu fulin lahaa mashaariicda JPLG ku wareejisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha.…

27th September 2024  admin  

Qabiilkee ka soo jeeday hogaamiyihii dadqalatooyinka? Mid ka mid ah Saraakiisha ugu caansan mjaamulka Puntland, oo ka soo jeeda gobolka sanaag, ayaa sheegay in hogaamiyihii hogaaminayey  Dadqalatooyinkii soo weeraray  degaanada Af urur ee gobolka Bari uu ka soo jeeday beesha …

27th September 2024  admin  

Cawad Casharo ” Carab looma kala hiiliyo maxaa yeelay barito ayay heshiinayaan”   …

27th September 2024  admin  

Degaanka Durera ee Gobolka Sanaag ee u  u dhaxeeya magalooyinka  Damala Xagare iyo Shimbirale. Xaquuqda sawirada waxa iska leh  Cabdieizal Shabacaan …