29th March 2024  admin  Category :

Haddii dhalinyarada reer Waacyi ee gobolka Bari ay Cayaar saaxiibtinimo u tegayaan degmada Hadaaftimo ee Gobolka Sanaag, oo ay ka mahad celinyaan sida diiranayd  ee  walaaltinimadu ku jirtay  ee loogo soo dhoweeyey Degmooyinka Badhan iyo Hadaaftimo ee gobolka Sanaag . Maxaa diiday in Madaxda Puntland iyaguna soo booqdaan degmooyinkaas gobolka Sanaag.

Dhalinyaradan  ka timid  gobolka Bari, oo intooda badan laga qaado lacagaha lagu dhisayo jidka barakaysan ee Ceel Daahir iyo Ceerigaabo,  oo soo arkay baahida loo qabo wado laami ah oo la geeyo gobolka sanaag  waxaanu leenahay waxaad  tihiin Safiiro is xilqaamay  ii sii wda wacyi gelinta Bulshada gobolka bari sidii looga miro dhalin lahaa jidka BARAKAYSAN

Sahal Cusmaan

Sawirka Saahil Cismaan.

Sawirka Saahil Cismaan.

Sawirka Saahil Cismaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*