7th June 2023  admin  Category :

Yaa ka danbeeya Aflagaadada lagu hayo siyaasiyiinta ka soo  Beesha Ogaadeen?

” Faarax Macalin kolay Ogaden ayaad  tahay,  soo istaag  oo dhaanto ii cayaar” sidan waxa yiri Weriye u shaqeeya Tlafishanka  Universal oo iska dhigaya inuu waraysanayo Faarax Macalin, Weriaha Umiversal ayaa sida ka muuqata waraysigiisa wuxuu aaminsan yahay in beesha Faarax Maca;in wada ay  dhaanteeyaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*