Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

Xasan Sheekh iyo Lloyd Austin oo ka wadahadlay dagaalka Al-Shabaab Xoghayaha Difaaca Mareykanka Lloyd J. Austin ayaa Arbacadii xarunta Pentagon-ka kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud isagoo ‘ku ammaanay hoggaamiyaha Soomaaliya horumarka dhabta ah ee uu ku tallaabsaday xilli …

30th September 2024  admin  

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Catriona Laing ayaa kulankeedii ugu horreeyay ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay maanta, ka sheegtay inay intii ay ku jirtay safarradii ay ku soo martay Soomaaliya labadii toddobaad ee …

30th September 2024  admin  

Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Garoowe: 22 June 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-gurdoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo looga hadlay Amniga Caasimadda iyo guud ahaan Puntland, Arrimaha deegaanka iyo qodobo kale. Golaha …

30th September 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL ”Weerarkii Garoowe waxaa soo abaabulay Xildhibaanno iyo Senataro uu Timacade hoggaaminayo, khalkhalka Caasimaddu wuxuu soo dedejinayaa in Sool la qabsado”.Guddoomiyaha ayaa dhanka kale tacsi u diray dadkii ku waxyeelobay …