Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa caawa wakhti kula qaatay bulshada goobaha Kullan & Caways iyo Mashaa’allaah oo ka mid ah xarumaha bulshadu ku caweyso. …

27th November 2026 admin
Deni oo ka hadlay wajiga saddexaad ee dagaalka Daacish Madaxwaynaha Puntland Siciid C/laahi Deni ayaa maanta odayaasha gobolka Bari kala hadlay sidii ay isaga kaashan lahaayeen arrimaha amniga iyo abaabulka wajiga sadexaad ee dagaalaka ay Puntland kula jirto Daacish isagaa …

27th November 2026 admin
Muxuu yahay Fayruska laga qaado jiirka ee loo dhinto? Betsy Arakawa waa xaaska aktarka caanka ah ee Gene Hackman, waxay u geeriyootay xanuun dhinaca neefmareenka ah kaas oo lala xiriirinayo fayruska loo yaqaan hantafayrus. Fayruskan waa mid naadir ah oo …

27th November 2026 admin
“Xisaabtiina isku celceshada ama suuq bacaad ka gata,laakiin anaga umadayada inaad hafartaan,waxaan idiin suurto galayn weeyey”Wasiirka Gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka Puntland Ubax Cabdirashiid Maxamed. …







