Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Soomaaliya waxay u baahan tahay inay u gudubto xilligii dadka matelaya dalka lagu xulan lahaa dad ka tarjumaya danaha qaranka, dadkooda iyo dalkoodana ugu adeegaya si daacad ah oo caddaalad ku saleysan. Ardayda Puntland ee ku sugan Waddanka Pakistan ayaa …

27th September 2024  admin  

Garoowe, Madaxweyne Gaas ayaa berito wareejinaya $2.5 Million oo lagu dhameystirayo dhismaha garoonka diyaaradaha ee Garoowe iyo $1Million oo ay dalbadeen guddiga dhismaha wadada Ceel Daahir-Ceergaabo. Lacagahan waxaa dalbaday kooxaha gacanta ku haya mashaariicda Garoonka diyaaradaha Garoowe iyo Wadada Ceeldaahir, …

27th September 2024  admin  

Wasiirka ay umadda Soomaaliyeed  ku amaaneen howsha Qaran ee  uu ka wado caasimadda Soomaaliyeed  ee Muqdisho , oo ah  soo celintii  amniga, sumacaddii iyo sharaftii casimadeena, ayaa Caawa afur arintaas  la xiriirta  u sameeyey xildhibaanada beesha ugu badan ee degta …

27th September 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 18 June 2017 ka qayb galay gunaanudka tartanka Quraanka Kariim ah ee heer Puntland oo lagu soo xidhay Masjidu Huda ee Magaalada Garoowe. Munaasimada lagu gudoonsiinayey ardayda kaalmaha hore ka …