26th July 2024  admin  Category :

Mukhtaar Nuur oo ah sawir qaade, kana shaqeeya safaarada Imaaraadka ee Muqdisho ayaa ah shaqsi wadani ah kaas oo soo duubay barnaamijyo badan oo ku saabsan quruxda dalka Soomaaliya. Hadaba, Mukhtaar ayaa waxaa lagu xiray magaalada Muqdisho, waxaana xarigiisa ka danbeeyay saraakiil ka tirsan ciidanka Nabad Suggida. Mukhtaar ayaa xiran muddo afar cisho ah, mana cadda sababta Illaa iyo iminka loo xiray.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*