Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Daawo Khudbad Qiiro Wadaniyadeed Leh oo Wasiir Ku Xigeen Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane.C/salaan Bashiir C/salaan uu ka Jeediyay Xarunta Jaamacadda Bariga Africa halkaasi oo lagu wareejinayay Sadex Milyan Iyo shan boqol oo Kun oo Doolarka Mareykanka ah oo Madaxweynaha …

27th September 2024  admin  

Waraysiga Garaad Cabdullaahi Cali ciid by Faadumo Taxadar Boosaaso RTN TV …

27th September 2024  admin  

faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Horgoogaha Maleeshiyada Al-Shabaab ee lagu qabtay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, kaasi oo ahaa ninka Ugu sareeya Argagixisada ee Qaabilsanaa dhibaataynta Shacabka ku nool Muqdisho. Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa …

27th September 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 19 June 2017 ku wareejiyey Saddex Milyan Iyo Shan Boqol oo Kun oo Dollar labada Guddi ee  mashaariicda   Airport  ka Garoowe iyo waddada Ceeldaahir-Ceerigaabo, lacagtaasi oo loogu talagalay dhamaystirka ladaasi …