26th April 2024  admin  Category :

Haddii aad aragtaan Cabdisamad Galan oo ka soo dhex muuqday golha wasiirada Puntland ee dhowaan la sugayo in  lagu dhawaaqo, waxaad ogaataan madaxweynaha soo socda ee Puntland waa Isaga. Cabdisamad Galan.  Sababtoo ah nin kasta oo ka soo jeeda Beeshiisa oo horay dagaal  uga riday degaanada  Puntland dadnaku laayey , markii danbe wuxuu madaxweyne  ka noqday Puntland . Sanadihii ugu danbeeyey  Cabdisamad Galan, isaga ayaa Puntland dagaal ooge ka ahaa,  dadna ku dilay,  sababtaas ayuu ku noqon doonaa madaxweyne soo socda ee Puntland  sidii madaxdii ka horaysay ee Puntland soo martay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*