Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Shacabka Soomaliyeed Ugu hanbalyeeyey Xuska Qaran Ee 26 June …

27th September 2024  admin  

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ubax dhigay Taalada Darjirka Dahsoon, iyadoo maanta ay ku beegan tahay 26-ka June 57 guuradii ka soo wareegatay, markii Calan Soomaaliyeed laga taagay magaalada Hargeysa, gumeystihii kadib Madaxweyne Farmaajo ayaa ka jeediyay halkaas …

27th September 2024  admin  

Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee  Soomaaliya ,Ra’sul wasaaraha Xukuumadda Dalka  iyo qaar kamid ah Golaha Wasiiradda XFS  ka tirsan ayaa Shacab aad u tiro badan  kula tukaday salaadda ciidda Masjidka Isbaheysiga Islaamka ee magaaalada Muqdisho. Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee …

27th September 2024  admin  

Gaas oo sheegay  inuu wiiqayo Al-Shabaab iyo maamulada taageera https://youtu.be/RbLYFrpzn1E …