26th July 2024  admin  Category :

Majeerteen ShaararkII  ayeey soo kala bedesheen, Cabdijamaalse waa ka maqan yahay golaha wasiirada maanta Gaas magcaabay

-Wasiirkii hore ee Maaliyadda Cabdulaahi Sheekh oo loo magacaabay wasaaradda Xabaanada xoolaha,  Majeerteen

4-Wasiirkii hore ee Aminga Qarjab oo loo magacaabay Warfaafinta.  Majeerteen

1. Saalax Xabiib Jaamac Wasiirka Cadaaladda, iyo Arimaha Diinta
Qabiilka:- Majeerteen Wabeeneeye

2. Cabdulaahi Cali Xirsi Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose
Qabiilka:- Dhulbahante Jaamac siyaad

3. Axmed Cabdulaahi yusuf Dowlad – Wasiirka Amniga iyo DDR, Warsangeli, Dubeys

4. Cabdulaahi Siciid Carshe Wasiirka Maaliyada
Qabililka :- Majeerteen Cismaan Maxamuud

5. Shire Xaaji Faarax Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriir
Caalamiga ah
Qabiilka :- Majeerteen Cali Saleebaan

6. Cabdiftaax Siciid Caynab Wasiirka Dastuurka Iyo Arimaha Fedraalka. Siwaaqroon, Majeerteen

7. Abshir Ow Yusuf Ciise wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta
Qabiilka :- Warsangeli, Cumar

8. Dr. Cabdinaasir Cismaan Cowke Wasiirka Caafimadka
Qabiilka:- Majeerteen Ciise Maxamuud

9. C/rixmaan Barkhad Warsame , Wasiirka Howlaha Guud, Gadiidka iyo guryenta
Qabiilka:- Dhulbahante Bahrarsame

10. Siciid Maxamed Raage Wasiirka Dekedaha iyo Amniga Badaha Puntland
Qabiilka :- Dishiishe

11. Axmed Cilmi Cismaan Karaash wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada
Qabiilka :- Dhulbahante Naaleeye Axmed

12. Maryan Axmed Cali Wasiirka Hormarinta Haweenka
Qabiilka:- Dhulbahante Qayaad

13. Cabdi Xirsi Cali Qarjab Wasiirka Warfaafinta iyo Boostada
Qabiilka :- Majeerteen Ciise Maxamuud

14. Cabdiwali Xirsi Cabdule Indha guran Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha
Qabiilka:- Majeerteen Reer biciidyahan

15. Cabdulaahi Sh. Axmed Wasiirka Xanaanada Xoolaha
Qabiilka :- Majeerteen Ugaadh saleebaan

16. Cabdinuur Cilmi maxamud Bindhe Wasiirka Beeraha iyo Waraabka
Qabiilka:- Dhulbahante , Xasan Ugaas

17 .Dr. Cali Cabdulaahi Warsame Wasiirka Deegaanka
Qabiilka:- Majeerteen Cumar Maxamuud

18. Cabdirshiid Maxamed Xirsi wasiirka Kaluumeysiga iyo kheyradka Badda
Qabiilka:- Leelkase

19. Cabdi khadar Faarax Shaaciye Wasiirka Dib U dhiska iyo Maalgashiga

Sida Qabiiladu U Qaybsadeen 19ka Wasaarsdood

10 Wasiir Waa Majeerteen
5 wasiir waaa Dhulbahante
2 Wasiir Warsangeli
1 wasiir Dishiishe
1 Wasiir Leelkase

 

Wasiiru Dowlayaasha:-

21-Cabdirashiid Cali Geele –Wasiiru Dowlaha Wasaarada Xanaanada Xoolaha

22-Axmed Cilmi Cawaale – Wasiiru Dowlaha Wasaarada Qorsheynta .

23-Burhaan Cilmi Xirsi- Wasiiru dowlaha Madaxtooyada iyo xiriirka caalamiga ah.

24-Bashiir Cabdiraxmaan Gurxan , Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada iyo xiriirka Gobolada

25-Axmed Saciid Cabdiraxmaan – Wasiiru Dowlaha Wasaarada Dekaddaha

26-Sayid Cumar Guuleed- Wasiiru Dowlaha Wasaarada Caafimaadka

27-Cabdiqani Geelle Maxamed– Wasiiru Dowlaha Duulista Hawada iyo Garoomada

28-Cali Yuusuf Cabdi Giir- Wasiiru Dowlaha Wasaarada arrimaha gudaha

29-Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye- Wasiiru Dowlaha Wasaarada Kalluumaysiga iyo Kheyraadka badda

30-Cabdiweli Maxamed Yuusuf- Wasiiru Dowlaha Wasaarada Amniga iyo DDR-ta

31-Cabdifataax Nuur Axmed Ashkir- Wasiiru Dowlaha Wasaarada Warfaafinta

32-Maxamuud Faarax Beeldaaje- Wasiiur Dowlaha Wasaarada Maaliyada

33-Yaasiin Cabdi Seed – Wasiiru Dowlaha Wasaarada Waxbarashada

Wasiir Ku xigeenada:-

34-Cabdifataax Xasan Xuseen Walloore- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Cadaalada

35-Cabdulaahi Xaashi Qoob-deero- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha

36-Cabdicasiis Maxamed Aaden- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Amniga

37-Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan – Wasiir ku xigeenka wasaarada Maaliyadda

38-Saciid Faarax Maxamuud- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah

39-Cabdiraxmaan Cabdi Ismaaciil- Wasiir ku xigeenka wasaarada Dastuurka iyo arrimaha federaalka

40-Dr. Maxamed Cali Faarax- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada

41-Dr Faarax Maxamed Warsame- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka

42-Faarax Cali Cabdi -Wasiir ku xigeenka wasaarada Howlaha Guud iyo Gaadiidka

43-Cabdirsaaq Nuur Cumar- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda

44-Sucaad Saalax Nuur- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Duulista Hawada iyo Garoomada

45-Faa’iso Cali Ismaaciil-Wasiir ku xigeenka Wasaarada Horumarinta Haweenka iyo arrimaha qoyska.

46-Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta

47-Cabdiraxmaan Xasan Yuusuf Wasiir ku xigeenka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha

48-Dr Nuur Axmed Yuusuf – Wasiir ku xigeenka Wasaarada Xanaanada Xoolaha.

49-Saciido Xuseen Cali Gees- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka

50-Maxamuud Ciise Xaaji Maxamed –Wasiir ku xigeenka Wasaarada Deegaanka

51-Maxamuud Maxamed Gabax- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Kalluumaysiga iyo kheyraadka badda

52-Cabdirisaaq Shire Ismaaciil- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Shaqada, Shaqaalaha, dhallinyarada iyo sports-ka

53-Maxamed Jibriil Caateeye- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Maaliyadda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*