26th April 2024  admin  Category :

Duhur cad ayuu  Dumar iyo   Caruur   qabyaalad ugu dilay,  iyaga oo hurda oo guryahooda jooga magaalada Gaalkacayo, maantana Mooryaantii Koonfureed Gudoomiye Dastuur ayeey u doorteen iyaga oo uga abaal gudaya  xasuuqii uu gaystay

Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa maanta loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Doorasho goor dhow ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu Cabdi Qeybdiid kaga adkaaday ninkii xilkan kula tartamayay ee C/raxmaan Faroole codod dhan 6-4.

Guddiga labada Aqal ee Dastuurka ayaa ka kooban 10 xubnood oo min shan xubnood uga socda Golaha shacabka iyo Golaha Aqalka Sare.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*