Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo dibu-heshiisiinta ee xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxaa,  Oo Lagu Soo Dhoweeyey Degamda Eyl. Share this: …

27th September 2024  admin  

Ardada Soomaaliyeed ee wax ka barata  dalka  Suudaan, ayaa maanta waxay aaseen Allah ha u naxariistee walaalkoodii  ay ku jeclaayeen Islaanimada  iyo Soomaalinimaa  Maxamed Cabdirashiid Cali Geele, oo maalintii shalay ku geeriyooday dalka Suudaan. Haddanu nahay bahda Allsanaag,  waxaanu tacsi  …

27th September 2024  admin  

Sababtii ay ula Ciidi waayeen Caalamka Islaamku ma sidan bayeey  ahayd? Waxaa maanta Qeybo Badan oo Soomaaliya Ka ciiday Culimada xerta Oo iyagu aan Shalay La ciidin Caalamka Islaamka https://youtu.be/fgHqCLTJvAA…

27th September 2024  admin  

“Waa lix iyo labaatankii, labada geesood midi ladnaatee, lugtii Gumaysiga geed dheer ku laalnee” …