Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Shiicada dalka Iiraan iyo ganacsatada Muqdisho ayaa  xiriirkii Ganacsi ay wada  lahaayeen kor u kacay sanadahan. Warbaahinta Iran waxay sheegtay in xiriirka ganacsi ee dalkaasi la leeyahay Muqdisho  uu kor u kacay, qarashka ganacsiga Iran usoo dirto Muqdisho  waxaa uu …

28th September 2024  admin  

Magaaladda Bosaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxa soo Gaaray wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dib Heshiisiinta ee Xukuumada Soomaaliya Mudane.Cabdi Faarax Siciid Juxa. …

28th September 2024  admin  

Beesha Bahrasame ee Dhulbahante oo hubkoodii ku wereejiyey Beesha Habarjeclo …

28th September 2024  admin  

Dhegayso waraysiga   Gabadhii, gabdhaha Puntland ugu natiijada saraysay  Imtixaanada Dugsiyada sare ee Puntland ee dhowaan la shaaciyey. Neshaad Ibraahin ayaa  gabadhaha Puntland kaalinta kowaad ka gashay , halka ardada Puntland oo dhan ay ka gashay kaalinta todobaad. Neshaad ayaa ka …