Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Magaalada Cawsane waxaa ka dhacay shir looga hadlayey amniga gobolka Sanaag iyo Haylaan. Shirkan ayaa diirada lagu saaray sidii deegaanada looga sifeen lahaa argagixisada shayaadiinta ah ee dhawaan deegaanada dad ku laayey. Allsanaag.com…

28th September 2024  admin  

Cali Khaliif ayaa u muuqda in looga baxay ballantii ay wada galleen SNMta. Markii horaba Waxaa qalad aheed in wax lagu darsado ama lala shiro dad Soomaalinimada diidan. https://youtu.be/irmCbsO3aaQ https://youtu.be/f5E-WZKhCf4 Allsanaag.com…

28th September 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta guddoomiyey shirka Golaha Amniga Qaranka oo muddo labo maalmood ah ka socon doona xarunta Madaxtooyada. Shirkan ayaa lagu lafo gurayaa qodobo ay kamid yihiin dib u habeynta laamaha amniga, wada …

28th September 2024  admin  

Bahda Allsanaag, waxay y tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii,  eheladii,  Caruurtii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Allah ha u naxariistee Xaawo Shire Jaamac oo maanta ku geeriyootay magaalada Xingalool ee gaobolka Sanaag Marxuumad  Xaawo Shire Jaama, waxaan Allah uga …