2nd December 2023 admin Category :
Wasiirka Wasaarada warfaafinta maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo la Hadlay talafishanka Puntland, ayaa ka jawaabay Hadal ka soo Yeedhay Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland Yaasii Faratoon.