26th July 2024  admin  Category :

Jabahddii USC  iyo madaxdoodii, haddii  maalintii ay Muqdisho soo galeen hadalkan iyo mid u dhow ay   ugu khudbadayn lahaayeen  umaddaii Soomaaliyeed oo sugaysay isbedelkooda .  Maanta waxa gacanta inoogu jiri lahaa qaran Buuxa oo dhamaystiran . Umadda Soomaaliyeedna  dhibta maanta haystaan kuma ayna  dhacdeen

Hoos ka akhriso Khubaddii maanta ee madaxweynaha Kenya  Uhuru Kenyatta

Ummad yahay reer Kenya, doorashooyinku waa yimaadaan waana tagaan laakiin Kenya waa joogtaa waana jiri doontaa. Aynu mar walba wada xasuusano inaynu nahay walaalo. Waxaan ballan-qaadeynaa inaan dhameystirno shaqada aan bilaawnay. Waxaan isku dayi doonaa in aan u adeegno qarankeena  weyn.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*