25th October 2024  admin  Category :

Dagaal Ka Dhaawacyo Sababay Oo Xudun Ku Dhexmaray dadka Deegaanka Iyo Maleeshiyada SNM ee beelaha isaaq ku misaysan yihiin

Wararka Naga soogaadhaya Degmada Xudun Ee Gobolka Sool Ayaa sheegaya In Gudaha Magaalada Laga Maqlayo Rasaas xoogan, a, kadib markii dadku degaanku ay diideen in sanaadiiq lakeeno degmada xudun.

Inta la ogyahay laba qof oo kamid ah dhalinyardii ushaqaynaysay komishanka doorashooyinka somaliland ayaa dhaawacyo fudud soo gaadheen shaqaaqo halkaasi ka dhacsay.

Wax Warar ah Oo Faah Faah San Kamasoobxiin Xaalada Dagaalkaas Maanta Kacay Degmada Xudun,Arintan Ayaa Imanaysa Kadib Markii Ilaa Milntii Shalay Uu Ka socday Banaan Baxyo lagaga Soo hor jeedo Doorashooyinka Maleshiyaadka SNM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*