Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Madaxweynaha Pakistan Arif Alvi Ra’iisul Wasaaraaaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Mina ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya kula kulmay Madaxweynaha dalka Pakistan, Mudane Arif Alvi, oo isna sanadkan gudanaya waajibaadka …

30th September 2024  admin  

Qaraarkan ayaa maamulka Biden ku boorrinaya in Guddiga Mareykanka ee Xorriyadda Diimeed ee Caalamiga ah uu usoo jeediyo in Hindiya uu aqoonsado dal walaac abuuraya saddex sano oo isku xigta. Waxaa ka sii horreysay sannadkii 2019-kii mar ay Ilhaan barteeda …

30th September 2024  admin  

Madaxweeynihii Hore ee Puntland Ca/welli Gaas ayaa wareysi uu bixiyey ku sheegay in Maamulka Hargeeysa cidina aysan aqoonsanayn; Soomaaliya iyo Soomaaliland ayuu sheegay in ay midooweeyn July 1, 1960, waxaana abuurmay Jamuuhriyaddii Soomaaliyeed (Somali Republic) dadka oo dhana waa Soomaali;…

30th September 2024  admin  

Vladimir Putin ayaa si weyn u neceb khiyaanada, waxa uu ka soo muuqday khudbadiisii ​​qallafsaneed ee TV-ga qaranka subaxnimadii Sabtida, halkaas oo uu ku eedeeyay hogaamiyaha Wagner Yevgeny Prigozhin “in uu dhabarka ka toogtay” iyo in uu sameeyay khiyaano qaran.…