Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
10th January 2025 admin
Dhibbane Mooge Qaybtii 2 aad Xasuuqii Jalalaqsi Walaal haddii aan kuu sii wado sheekada, markii ay 4 bilood ka soo wareegtay imaanshahaygii Jalalaqsi ayaa nalagu soo duulay. Intii aan duullaanka nalagu soo qaadin waxaa muddo dhowr bilood ah nalagu sameeyay …
10th January 2025 admin
Ma ogi in aad horay ula socotay waxaan ahay agoon aabahayna waxaa duleedka Qabridahar ay ciidamadii. Mingiste ku dileen sannadkii 1974 kii. Saddex sano kadibna waxaa laygu xiray oo la igu jiidh dilay xero ciidan oo ku taallay magaalada Qabridahar. …
10th January 2025 admin
Siyaasiyiinta iyo isimada ka soo kala jeeda beelaha Gaaljecel iyo Murursade ee Hawiye, ayaa soo dhoweeyey in Qalbi dhagax loo gacan geliyo itoobiya. …
10th January 2025 admin
Daawo Allah ha u naxariistee Qabriga Daarood ee ku yaal degaanada uu mari doono jidka Barakaysan ee Ceel Daahir iyo Ceerigaabo Allah ha u naxariistee qabuurada culimada Soomaaliyeed ee ku aasan halka uu mari doono jidka barakaysan ee Ceel …