27th July 2024  admin  Category :

Daawo Allah ha u naxariistee  Qabriga Daarood ee  ku yaal  degaanada uu mari doono jidka Barakaysan ee Ceel Daahir iyo Ceerigaabo

Sawirka Jama Deperani.

Sawirka Jama Deperani.

Sawirka Jama Deperani.

 

Allah ha u naxariistee qabuurada culimada Soomaaliyeed ee ku aasan halka uu mari doono jidka barakaysan ee Ceel daahir iyo Ceerigaabo

(1) Qabriga Daarood(ABDIRAHMAN ISMAIL) ee Hayland ee ku yaal meel badhan u jirta 12 km dhinaca  galbeed

2) Qabriga Harti (HARTI KOOMBE) ee Qacablehe oo u jirta Badhan 16km .

3) Qabriga Kablalax Daarood ee  ee DAAMANCADAYS ee ku yaal meel Badhan u jirta  33km

4) Qabriga Made daarood (MAREEXAAN) Ee HAYLAAN ku yaal una jira #Badhan 12km galbeed.

5) Qabriga Majeerteen (MOHAMED HARTI) ee TUKURLAAYE una jira #Badhan 40km galbeed

6) Qabriga  Morasante(MOHAMUD HARTI) EE XIDDA ku yaal una jira #Badhan 32km waqooyi galbeed

7)  Qabriga Mooracase (AHMED HARTI) Ee XAS ee  ku yaa meel Badhan U jira Badhan 24km

8) Qabriga Warsangali(MOHAMED MORASANTE) Ee XARBAD ku yaal una jira #Badhan 37km i.

9)Qabriga Cumar(OMAR IBRAAHIM HAMARGALLE) oo RAD ku yaal una jira #Badhan 28km Bari.

Dadka soo booqnaya Hayland, inta ayna gaarin halkaas Dukaankan ayeey waxay u baahan yihiin ka sii iibsadaan oo ku yaala degmada Badhan

Sawirka Jama Deperani.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*