26th July 2024  admin  Category :

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya Jamaal Maxamed xasan ayaa dadaal ugu jira qorshe Sool iyo Sanaag looga saarayo dhulka lagu muransanyahay.

Wasiirka Qorsheynta iyo Wasiirka Kaluumeysiga iyo Khayraadka Badda Cabdiraxmaan Xaashi waxay kulan la qaateen xildhibaanada labada Gobol Sanaag iyo Sool, waxaana ay kawada hadleen sidii mashaariicda horumarineed ay gobolladaasi u heli lahaayeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*