Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

Korneel Qadaafi waxaa la qabtay xilli galab ah.Waxaa la aaminsan yahay in muuqaalka laga duubay laga dhex arki karay in xabad lagu dhuftay oo la dilay. Telefishinka al-Jazeera ayaa xilligaas baahiyay muuqaallo laga arki karay Qadaafi oo jahwareersan, dhaawacna ah, …

30th September 2024  admin  

Ciidanka Booliiska Puntland ayaa soo bandhigay 9 Horjooge oo ka tirsanaa Kooxda Argagaxisada ah ee Daacish oo Ciidanku gacanta ku soo dhigeen. Taliska qeybta Ciidanka Booliska Puntland ee Gobolka Bari ayaa soo bandhigay Hor-joogayaal ka tirsanaa kooxda Argagixisada ISIS/Daacish kuwaas …

30th September 2024  admin  

Shir deg deg ah oo la’isugu yeeray dalalka Islaamka si looga fal celiyo kitaabkii Qur’aanka ee lagu gubay Sweden Wadamada Muslimka ah ayaa ku shiraya dalka Sacuudiga si ay uga hortagaan gubitaanka qur’aanka kariimka ah ee lagu gubay dalka Sweden…

30th September 2024  admin  

Duqa Minneapolis oo u hambalyo u diray dadka Soomaalida ee ku nool Mareykanka Duqa magaalada Minneapolis ee Gobolka Minasoota ee dalka Maraykanka Mr.Jacob Frey oo ka hadlay xaflad lagu maamuusaayey todobaadka xoriyadda ee Soomaaliya ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed, …