Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Muxuu muhiim u yahay deegaanka Masaajid Cali-Gaduud oo ay al Shabab iyo ciidanka dowladdu ku dagaalameen marar kala duwan? Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal maanta ciidamada dowladda federaalka oo ay wehliyaan kuwa deegaanka iyo kooxda al-Shabaab ku …

27th November 2026 admin
Sarkaal kale oo lagu tababaray Hargaysa loona bedelay Jilib oo ah xarunta labaad ee argagixisada alshabaab ayaa lagu qabtay Puntland …

27th November 2026 admin
Maxaad ka taqaanaa diyaaradda dagaalka Turkiga ee T129 ATAK iyo howlgallada loo adeegsaday hadda ka hor? Diyaaradaha T129 ATAK waa diyaarado siyaabo kala duwan u dagaallama iyagoo loogu talogalay in ay si dhow u taageeraan ciidamada iyo howlgalada sahanka. Diyaaradahan …

27th November 2026 admin
Tani waa sababta ay markasta isu fahmi waayaan, Puntland iyo dowladda Federaalka. Haddaba sababta daawo oo yaa kula gardaran labada dhinac? …







